Dhagayso:-Maxkamada Ciidamada Puntland oo xukun dil ah ku fulisay xubno Alshabaab ka tirsan

Maxkamada Ciidamada Puntland ayaa maanta xakun dil ah ku fuliyey shan nin oo lagu soo eedeeyey in ay ka tirsanaayeen Al-Shabab, gudaha magaalada Boosaaso.

Maxkamada ayaa ku eedeysay dhalinyaradaan in ay ka danbeeyeen dilal horay loogu geystay mas,uuliyiin ka tirsanaa maamulka Puntland,hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Talyaha