Video:-Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Guddoomiyaha cusub ee gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabid Cabdinayaa waxa uu goor dhaw ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan-cadde, waxaana soo dhaweeyay sii-hayaha xilka guddoomiyaha gobalka Banaadir, ku-xigeennadiisa, xildhibaanno ka tirsan labada gole ee dowladda, saraakiisha amaanka ee gobalka, ururka haweenka iyo mas’uuliyiin kale.

Thaabit Cabdi Guddoomiyaha cusub ayaa saakay diyaarad gaar ah ay kasoo qaaday garoonk Juma Kenyatta ee Magaaladda Nairobi, iyadoona gudoomiyaha cusub uu socdaalkiisa kasoo bilaabay cariga Maraykanka,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka