Video:-Maxaa kala socotaa Ciida Easter Friday ee Kiristiyaanku u dabaal dagaan?

A general view is seen as Egyptians gather by a Coptic church that was bombed on Sunday in Tanta, Egypt, April 9, 2017. REUTERS/Mohamed Abd El Ghany

Sidaan la socono maalinta Axada waxaa waddamada Reer galbeedka ka dhacaya waxa ay u garanayaan Easter Day, midaasi oo ay ku sheegaan in ay u dabaal dagayaan, geeridii Nabi Ciise,a ama dib usoo noolaanshihii Nabi Ciise, midaasi oo Islaamkalay si cad ugu hadlay.

Sidaasi oo kale manta oo jimco ah waxaa ay u garanayaan, Holy Friday, Great Friday, Black Friday Ama Easter Friday, midaasi oo ay ku bilaabayaan dabaal dagyadii ciidaasi Easter-ka.

Hadaba waxaa halkaan ku daawan doontaan halka ay kazoo alifeyn ciidaasi Easter-ka, iyo waxyaabaha ay aaminsan yihiin dhamaantood,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka