Dhagayso:-Alsaariquunal Bil Xaq oo laga mamnuucay Puntland

Dawlada Puntland ayaa amaro kasoo saartay urur-diimeedka Al-saadicuuna Bil-xaq.
 
Kulan ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa lagu faray laamaha amniga in ay soo xiraan shakhsiyaadka iyo xarumaha taageeray ururkaasi.
 
Maamulka Gobolka Nugaal, maxkamadda ciidamada qalabka sida, taliska ciidamada la dagaalanka argagixisada iyo taliyayaasha qaybaha ee gobolka Nugaal ayaa kulanka ka qeyb galay,hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Gudoomiye Omar Faraweyne