Shirkii Madaxda Qaran oo goor dhawayd ka furmay madaxtooyada muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Goor Dhow Madaxtooyada Soomaaliya ka furay Shir u dhexeeya Dowladda Dhexe iyo Dawladaha xubnaha ka ah Dawlada Fadaraalka.
 
Shirkan ayaa looga hadlayaa arimo ay ka mid yihiin:-
 
 
1. Abaaraha
2. Siyaasadda
3. Shirka London
4. Amniga.
 
 
Kala soco wararkayaga danbe iyo furitaanka shirka.