Video:-Ruushka,Iran iyo Suuriya oo udigay Maraykanka

Kullan saddex-geesood ah oo magaaladda Moscow ay ku yeesheen wasiiradda Arrimaha dibada ee Ruushka, Iiran iyo Siiriya ayaa mar kale Maraykanka uga digay in weerar kale uu ku qaado dalka Suuriya, waxayna dalbadeen in baaritaan caalami ah lagu sameeyo weerarkii  Hubka sunta ah loo adeegsaday ee  4tii bishan ka dhacay Dalka Suuriya,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.