Dhagayso:-‘Afhayeenka Alshabaab’Farmaajo waa nin ka liita madaxdii hore oo fudud dabayshuna hadba dhinac u wado”

Kooxda AlShabaab ayaa jawaab adag ka bixisay go’aankii uu madaxweyne Farmaajo xaalada deg deg ah ku geliyay dalka, iyagoo sheegay in go’aankaas uu u fududeyn doono iney la dagaalamaan ciidamada Dowladda Fededaalka Soomaaliya iyo kuwa Amisom.
 
Afhayeenka Kooxda ALShabaab Sh Cabdi Casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in Farmaajo uu yahay nin ka liita madaxdii hore isla markaana ay kaga adkaan doonaan dagaalka,hoos ka dhagayso codka afhayeenka oo faahfaahsan.
Halkan ka dhagayso codka afhayeenka