Dhagayso:-Madaxweyne Gaas”Ciidamada lagu tababaro magaca D.Fadaraalka waa kuwo ku kooban Muqdisho iyo beelaha jooga”

Madaxweyne Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maalmahan u jooga magaalada Muqdisho shir ay iskugu yimaadeen Madaxda Fadaraalka iyo madaxda Dawladaha xubnaha ka ah Dawlada fadaraalka.

Madaxweyne Gaas ayaa sidoo kale kulamo la qaatay wakiilada beesha caalamka ee Somaliya ,waxaana ka mid ah diblumaasiyiinta uu la kulmay :-

 

1.Safiirka ingiriiska ee Soomaaliya.

2.Wakiilka xoghayah guud Qaramada mdioobey ee Soomaaliya.

3.Safiirka dawlada Turkiga ee Soomaaliya.

 

Hadaba waraysi uu siiyay Radio Daljir ayuu Madaxweyne Gasa ku faahfaahiyay arimihii ay kawada hadleen isaga iyo diblumaasiyiintaas,hoos ka dhagayso codka madaxweynaha.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Gaas