Video:-Axmed Cali Xaashi”Heshiiskii imaaraadka waxuu haa mid Taariikhiya”

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dawladda Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa soo dhaweyn loogu sameeyey maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso .

Soo dhaweynta labada masuul waxaa ka qeyb-qaatay madaxda maamulka Gobalka Bari, Maamulka Degmada Boosaaso, Taliska qeybta Booliska Puntland , masuuliyiin iyo dadweyne kale,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka