Video:-Madaxweyne Geelle”Al-Saadicuuna bil xaq waa koox islaamka khilaafsan oo aan is qarineyn”

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii ugu horeysay ka hadlay koox diineedka cusub ee la magac baxay “Al-Saadicuuna bil xaq” oo ka firqamay kooxda kale ee Takfiir Wal Hijra.

Madaxweyne Geelle ayaa kooxdaan ku sheegay koox islaamka khilaafsan oo aan is qarineyn, wuxuuna tilmaamay in khilaafkii Cusmaan binu Canaan dilkiisa ka dhashay ee Islaamka dhex galay ayaa ilaa maanta socdo, taasoo uu ku tilmaamay ayaandaro,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka