Sawiro:-Garoonka kubada cagta kismaayo oo dib u habayn casriya lagu wado

Garoonka kubada Cagta ee magalada Kismaayo ayaa dhismihiisu marayaa heer gabagaba ah.
 
 Dhismaha garoonka ayaa waxaa iska kaashaday qaar Ka mid ah hay’adaha Ka howlgala deegaanada jubaland.
Garoonka kubada cagta ee Waamo ee sida casriaga ah dib u dhiska loogu sameeyay,ayaa dhawaan la filayaa in lagu qabto tartanka kubada Cagta Dawlad goboleedyada dalka.
Deegaanada jubaland ayaa laga daremayaa amni Iyo ifafaalo nabadeed.