Video:-Nin Facebook Live Soo Galay Xilli Uu Dil macnadara ah Geysanayey

Magaalada Cleveland gobolka Ohio ee dalka Mareykanka waxaa ka dhacday arin ay dad badan ka caroodeen kadib markii nin magaaladaasi kunool uu Facebook si toos ah uga baahiyay dil uu u geesanayay Nin Da’ ah.

Ciidamada booliiska magaalada Cleveland ayaa baadi goob xoogan ugu jira ninka dilka geestay oo lagu magacaabo Steve Stephens, waxaana ninkan la sheegay in uu ku dhumaaleesanayo qeybo kamid ah gobolka Ohio.

Madaxa booliiska ee Cleveland Calvin Williams ayaa sheega in ninkan ay baadi goobayaan ciidamada booliiaska uu sameeyay fal argagax leh kadib markii muuqaalka dilka uu geesanayay ka baahiyay barta Facebook,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka