Video:-Somaliland oo diiday turkish Airline in ay duulimaad ka bilawdo Hargaysa

Wafti ka socday shirkadda duulimaadka Turkish Airlines oo shalay magaalada Hargeysa booqday ayaa waxay la kulmeen wasiirka duulista hagada maamulkaasi Farxaan Aadan Heybe iyagoo ka wada hadlay suuragalnimada in shirkadda Turkish ay duulimaad ka bilowdo geronka Hargeysa iyo dib u dhis lagu sameeyo garoonka oo terminal casri ah yeesho.

Wada hadaladaasi ayaa qaar la isku afgartay halka qaar kale dib loogu balamay in lasii amba qaado, waxaana ka mid ah in duulimaadka diyaaraddii ka tata Hargeysa inaysan sii mari doonin Muqdisho, tan ka Xamar ka timaadana aysan soo mari karin Hargeysa, qodobkaasi oo dib u dhigay in Turkish Airlines ka howl,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka