Dhagayso:-Gudoomiyaha Degmada Qandala oo beeniyay in Daacish qabsatay Tuulada Saan

Gudoomiyaha degmada Qandala Jaamac maxamed Quurshe ayaa beeniyay warar ilaa shalay saxaafadu ay qoraysay,kaasoo sheegaya in tuulada Saan oo hoos timaada Degmada Qandala ay qabsadeen maleeshiyo taabacsan kooxda Daacish.
 
Gudoomiyaha ayaa warkaas ku tilmaamay been abuur sal iyo raad toona aan lahayn,hoos ka dhagayso codka Gudoomiyaha Qandala.
Halkan ka dhagayso codka Gudoomiyaha Qandala