Dhagayso:-Gudoomiyaha Mudug Abgaaloow oo beeniyay in garoonka Galkacyo xiisad ka taagan tahay

Abgaalow ayaa beeniyey warar ay warbaahinta qaarkeed qortay oo sheegayey in gobolka ay kajirto xiisad u dhexaysa Puntland iyo maamulka Galmudug.

Guddoomiyaha Gobolka Mudug mudane Xasan Maxamed Khaliif ayaa shacabka ku sugan Gobolka Mudug ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan nabada iyo is dhexgalka,hoos ka dhagayso codka Gudoomiyaha.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Gudoomiyaha Mudug