Video:-Burtinle oo uu ka dilaacay cudurka shubanka iyo W.caafimaadka oo gaaray

Wafti balaaran oo uu hogaaminayo Wsaiirka Caafimaadka Puntland ayaa gaaray degmada Burtinle oo dhawaan uu ka dilaacay cudurka shuban biyoodka.
 
Wasiirka iyo waftigiisa waxaa kusoo dhaweeyay Degmada maamulka iyo qaybaha bulshada.
 
Waftiga ka socda Wasaarada Caafimaadka ayaa gaarsiiyay isbitaalka Burtinle dawo iyo agab kale oo caafimaad,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.