Video:-Baarlamaanka Uk oo ansixiyay soo jeedintii Rw Theresa

Dood dheer kadib Baarlamaanka UK ayaa maanta ansixiyay soo jeedintii Raysulwasaaraha UK Theresa May.Baarlamaanka ayaa cod uqaaday in doorasho la qabto 08/06/2017,waxaana ucodeysay 522 xildhibaan 13 xildhibaan way ka diideen halka xisbiga SNP ay ka aamuseen,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka