Dhagayso:-Col Afdalow”Amaanka Gobolka Mudug wax la taaban karo ayaan ka qabanay”

Talyaha qaybta Booliska Gobolka Mudug Col.Cismaan Xasan Cuuke Afdalow ayaa ka hadlay xaalada amaan ee Gobolka.

Col Afdalow Talyaha qaybta Booliska Mudug waxuu faahfaahin ka bixiyay guulaha ay ilaa iyo hada ka gaareen amanaka Gobolka ,hoos ka dhagayso codka Talyaha.

 

 

 

Halkan ka dhagayso cdoka talye Afdalow

 

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.