Madaxweyne Gaas iyo wafti uu hogaaminayo oo u anba baxay Itoobiya

Madaxweyne Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa goor dhawayd usoo anba baxay Dalka Itoobiya.
 
Madaxweynaha iyo waftigiisa,ayaa kaga qaybgalay magaalada Bahar-dar shirka sanadlaha ah ee TANAFORUM.
 
Shirkaas oo ay kasoo qaybagalan Madaxweynayaal,Ra’isalwasaarayaal iyo marti sharaf heer caalamiya oo kale.
 
Madaxweyne Gaas ayaa sanad walba ka qaybgalaya shirkaas,isla markaana ku matala guud ahaan Somaliya.
 
Kala soco idilnews warka safarka madaxweynaha.