Video:-Nin madaw ah oo ku laayay dad cadaan ah Dalka Maraykanka

Ninka falkan gaystay oo lagu magacaabo Kori Cali Mohammad ayaa 90 ilbiriqsi gudahood ku riday 16 xabbadood, weerarkaasina wuxuu dhacay Talaadadii sida uu sheegay Jerry Dyer oo ah sarkaal booliiska u hadlay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka