War deg-deg ah:-Dab xoog leh oo ka kacay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho

Waxaa war hadda na soo gaaray uu sheegayaa in uu deb ka kacay qeyb ka mid ah suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, halkaas oo xaalad cakiran ay ka jirto.
 
Gawaarida ambalaaska ee deb-damiska ka shaqaysa ayaa qeyladooda laga maqlayaa xaafadaha ku dhaw suuqa, iyaga oo ku dadaalaya in ay wax ka qabtaan debka kacay.
 
Debka ayaa waxa uu u muuqda mid meela badan ku sii faafaya. Mana la oga sababta uu debku ku dhashay.