Dhagayso:-Halkee marayaa qorshaha dib u dhiska Ciidamada Somaliya?

Amaanka iyo dhismaha ciidanka Soomaaliya ayaa galay marxalad cusub, kadib marki dhawaan ay madaxda Dowlada ku dhawaaqday qorshe cusub oo dib u habeyn dhinaca ciidanka ah.

Si ciidamada Somalia ay amaanka ugala wareegaan kuwa Amison oo bishan ay u buuxsantay 10 sano oo ay Somaliya joogeen, waxaa dar dar ku socda qorshe isugu jira tababarid iyo isku dhaf ciidanka Somalia.

Mareykanka ayaa dhawaan u diray Soomaaliya ciidan, ka duwan kuwi horey tababarka u siinayay ciidamada Soomaaliya, Britain ayaa iyana sidaa oo kale u direysa ciidan Soomaaliya.

Hadaba xaguu marayaa amaanka Soomaaliya iyo dhismaha ciidanka.

Wariyaha VOAda Maxamed Colaad Xassan ayaa arrimahan wareysi dheer kala yeeshay wasiirkii hore ee Somalia Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo dhawaan un xilkaasi wareejiyay,hoos ka dhagayso codka,

 

 

Halkan ka dhagayso codka oo faahfaahsan