Dhagayso:-War farxadleh”Puntland oo laga bilaabo khamiista ay ka da’i doonaan roobab xoog leh”

Saadaasha hawada ayaa tilmaantay in maalmaha soo socda ,gaar haaan maalmaha Khamiista ,Jimcaha iyo sabtida ay ka da’i doonaan Puntland roobab xoog badan oo sidaba joog ah.

Magaalooyinka uu ka da’idoono roobkaa xooag badan ee saadashu tilmaantay ayaa kala ah ,Galkacyo,garowe iyo Bosaso.

Hadaba waxaa digniin laga siiyay guud ahaan shacabka Puntland in ay ak digtoonaadaan uand iyaar garoobana Roobabkaas,hoos ka dhagayso codka.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka roobka

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.