Video:-Xoghayaha Gaashaandhiga Maraykanka oo gaaray jabuti

Xoghayaha Gaashaandhiga Maraykanka Jeneraal James Mattis ayaa Axadii shalay gaaray dalka Jabuuti oo ay ku taal xerada ugu weyn ee uu Militariga Maraykanka ku leeyahay qaarada Afrika.

Booqashada Jeneraal Mattis ayaa lagu soo beegay wakhti ay xukuumada cusub ee Maraykanka sheegtay inay dardar gelin doonto dagaalka ay kula jirto kooxda Al Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka