Video:-Dawlada Puntland oo markale Lix Booyadood usoo gaday gurmadka abaaraha

Hay’ada Psaweyn oo Puntland uqaabilsan Biyaha iyo Macdanta, ayaa markale soo bandhigtay lix Gaari oo ah nooca loo yaqaan booyadaha,kuwaasoo loogu tala galay biyo dhaamiska gurmadka abaarta.
 
Gaadiidkan ayaa lagu soo gaday dhaqaale horay loogu deeqay abaarta,kaasoo ka yimid dhanka gudiga gurmadka abaarta ee heer fadaraal..
 
Madaxweyne Camey ayaa ka qaybgalay munaasabada lagu soo bandhigayay Gaadiidkan,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka