Video:-Madaxweyne farmaajo iyo wafti uu hogaaminayo oo u anba baxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi “Farmaajo” iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa u duulay Waddanka Turkiga.

Waftiga Madaxweynaha waxaa ka mid ah mas’uuliyiin ka tirsan golaha Wasiirrada iyo Xildhibaanno, waxaana halkaasi ay kula kulmi doonaan madax kala duwan oo ka tirsan dowladda Turkiga.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar oo warbaahinta kula hadlay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in Madaxda labada dowladood ay ka wada hadli doonaan xiriirka labada dal iyo iskaashiga,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka