Video:-Madaxweyne farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyay Qarsiga Madaxtooyada Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya iyo wafti uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Qasriga Madaxtooyada dalkaas..

 Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,  waxaa soo dhoweeyey Madaxweynaha dalka Turkiga mudane Recep Tayyip Erdogan , labada Madaxweyne ayaa salaan ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka qaranka ee dalka Turkiga,hoos ka daawo muuqaalka.
                                                                                          Halkan ka daawo muuqaalka