Sawiro:-Warkii ugu danbeeyay ee Roobka iyo Deegaamada Puntland

Deegaano Hoos yimaada magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn ayaa waxaa Xalay ka Curtay Roobabkii gu’ga ,deegaamada Buuhoodle ayaa ahaa kuwa ugu darnaa ee ay ka jirtay.
 
 
 
GOBOLKA BARI:-
Taageer
Xamur
Deelwacato
Bali dhidin
Timirshe
Washiton
Ufeyn
Dharoor
Qalwo
 
 
GOBOLKA KARKAAR:-
Adin gari
Cambaaro
Xabaal
 
 
Hawdka & Galbeedka Laas-caano ee Gobolka Sool :-
Qabri bayax
Xidhxidh
Shululux ilaa Yagoori.
 
 
GOBOLKA MUDUG:-
D.Towfiiq.deegaamo hoos taga
D.Jariiiban deegaamo hoostaga
D.Xarfo deegaamo hoostaga
D.Goldogob deegaamo hoostaga.