Video:-Duqa Gaalkacyo Tumey oo waraysi dhinacyo badan leh siiyay idil Tv

Tv-ga caalamiga ah Idil Tv oo waraysi dhinacyo badan leh la yeeshay Duqa magaalada Gaalkacyo Maxamed Yaasiin Tumey.

Tumey ayaa kaga warbixiyay waraysigiisa xaalada guud ee magaalada Gaalkacyo,si gaar ah waxuu taabtay dhinacyada amniga,ganacsiga iyo horumarinta bilicda magaalada,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.