Dhagayso:-Madaxweyne Gaas”Dekeda Bosaso waa hanti qaran dawlada fadaraalkuna maanan maqal waxay ku diidan tahay”

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa dalka Itoobiya uga qeybgalay shir arrimaha Afrika iyo kheyraadkeeda looga hadlayo.

Gaas ayaa BBC-da uga warramay arrimaha shirkaasi looga hadlay iyo heshiiskii dhisamaha dekada Boosaaso

Wuxuuna khadka teleefoonka ee magaalada Addis Ababa ugu warramay weriyaha BBC-da Cabdirisaaq Xaaji Catoosh,hoos ka dhagayso codka Madaxweynaha.

 

 

Halkan ka dhagayso codka Madaxweyne Gaas