Video:-Wada hadaladii Maamulka Gobolada dhexe iyo maamulka ana sharciyada buuxin ee Cadaado oo fashilmay

War murtiyeedka oo uu ku saxiixnaa Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee ay taageeraan culumada Ahlusuna Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu sheegay in maamulka gobolada dhexe  ay weli diyaar u tyihiin in la wada dhisto Dowlad Goboleed loo wada dhan yahay.

Sidoo kale qodobada war murtiyeedka kasoo baxay xaafiiska madaxweyne Shaakir waxaa ka mid ahaa in uusan khuseyn wixii ka soo baxa shirka Doorashada la xiriira ee ka socda Magaalada Cadaado,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka