Dhagayso:-Madaxweyne Gaas oo dhagax dhigay wadadii Garowe iyo Eyl kana hadlay arimo badan

Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigisii ayaa soo gaaray caasimada Puntland ee garowe.

 Madaxweyne Gaas ayaa isla markiiba Garowe uga gudbay dhanka Degmada Eyl,waxuuna hada ka dhagax dhigay halkaas wadada isku xiri doonta Eyl iyo Garowe ,taasoo laga dhigi doono wado laamiya oo casriya.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale isla maanta u safri doona dhanka Gobolka Mudug ,gaar ahaan magaalada Gaalkacyo,
Gaas ayaa Galkacyo ka dhagax dhigi doona dhismaha Garoon cusub oo casriya oo diyaaraduhu isticmaali doonaan.
 
Hadaba hoos ka dhagayso khudbadii Madaxweynaha ee dhagax dhiga wadada iyo soo laabashadisi oo uu kaga hadlay arimo badan,

 

 

 

Halkan ak dhagayso cdoka Madaxweyne Gaas