Video:-Madaxweyne Gaas”Meel mashaariic horumarineed ay ka socdaan somaliya waa Puntland”

Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa khudbad uu ka jeediyey daahfurka Wadada isku xirta Garoowe iyo Eyl ka sheegay in Puntland ay tahay meesha kaliya oo uu hormar ka socdo

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka