Video:-Warkii udanbeeyay Roobka ee Deegaamada Puntland

Roob xoog badan ayaa labadii maalmood ee udanbeeyay ka da’ay deegaamada Puntland intooda badan.

Hadaba Roobkaas ayaa kiisii ugu xooga badnaa wuxuu ka da’ay Gobolada Sanaag,Haylaan,Bari Nuugaal iyo Sool,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka