Video:-Camey oo Buuhoodle gaaray Cali Khaliif-na ka cayrsaday

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka safar ballaaran ku gaaray magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.
 
Camey ayaa socdaalkiisa Buuhoodle waxuu horay ugu sii qaaday sahay xoog leh oo sikugu jirta Raashin iyo Dawo,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka