Dhagayso:-Maxay ka dhigan tahay booqashada xiligan ee Madaxweyne Farmaajo dalka itoobiya ?

Maxweynaha Soomaaliya ayaa maanta lagu wada inuu booqdo magaalada Addis Ababa. Waana booqashadii ugu horreysay ee uu Madaxweyne Farmaajo ku tago dalka Itoobiya tan intii la doortay muddo hadda ku dhaw sadax bilood.

Arimahaasi ayaa waxaa BBC-du ka waraysatay  Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad oo ka faalooda arimaha gobolka,hoos ka dhagayso.