Video:-Daawo shirka jaraa’id ee Madaxweyne Farmaajo iyo Rw Desale

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho hal maalin ah ku jooga dalka Itoobiya ayaa ka la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Mudane Haile Mariam Desaglen.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay in la abuuro xiriir qoto dheer oo dhex mara labada dowladood iyo labada shacab kaasoo ku dhisan wax wadaqabsi iyo xushmeyn.

 Waxaa la isla soo qaaday la dagaallanka Al Shabaab, iskaashi dhaqaale oo ay labada dal yeeshaan, shirka London ee Soomaaliya iyo arrimaha xuduudaha oo ay dadka xoolo dhaqatada ah ee labada dhinac ay dhibaatooyin badan ku qabaan,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka