Video:-Jeneral Ereg”Waxaan tababar ufuraynaa ciidamo ka tirsan Birmadka Puntland”

????????????????????????????????????

Gen. Cabdiqaadir Faarax Erag ayaa uga warbixiyey warbaahinta booqashadiisa,wuxuuna sheegay in uu u yimid sidii loo tayeyn lahaa ciidamada Booliska iyo sidii tababar loogu furi lahaa ciidamo ka tirsan Birmadka Puntland ee Qardho,Waaciye iyo Al-xamdulillaah kuwaasoo lagu tababari doono magaalada Carmo.

Wuxuu sheegay in ciidamasa la bari doono xeerarka ciidamada iyo kuwa dalka  iyo sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen ciidamada iyo shacabka,hoos ka dhagayso codka Talyaha oo faahfaahsan.

 

 

Halkan ka dhagayso codka Ereg