Video:-Madaxweyne Farmaajo oo maanta kormeeray dadka danyarta ah ee barakacayaasha muqdisho

Madaxweynaha jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah xeryaha ay ku nool yihiin dadka soo barakacayaasha ee magaalada Muqdisho, si uu u hubiyo xaaladda nololeed ee dhabta ah oo ay ku sugan yihiin Barakacayaasha ku sugan gudaha iyo hareeraha magaalada,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka