Video:-Trump”Noloshaydii hore aad baan u jeclaa. Waxyaabo badan ayaana isku waday,” ayuu ku kuri wakaaladda wararka ee Reuters.

Donald Trump ayaa sheegay in uu moodayay in madaxweynenimadu “ay ka fududatay”sida ay hadda tahay, arrintaas ayuu ku sheegay waraysi lagu beegay markii uu xafiiska hayay boqol maalmood.

“Noloshaydii hore aad baan u jeclaa. Waxyaabo badan ayaana isku waday,” ayuu ku kuri wakaaladda wararka ee Reuters.

“Noloshaydii hore waan jeclaa, waxaanna is lahaa tan baa ka fudud.”

Intii uu waraysigu socday waxaa kale oo uu sheegay in xogtiisa gaarka ah aysan qarsoonayn hadda marka loo eego markii uu ahaa ganacsadaha.

“qof shabaq yar ku jira ayaad noqon, sababtoo ah ilaalo xaddhaaf ah ayaa jirta xaqiiqatanna meelna ma aadi kartid,” sidoo kale wuxuu sheegay in uu u xiisay in uu gaariga gacantiisa ku wato,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka