Video:-Ma dhabaa in ay kulmeen Farmaajo iyo Muuse Biixi Hargaysa

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi,ayaa ku kulmayadis-ababa xarunta itoobiya.
 
Kulankan dhexmaray farmaajo iyo Muuse Biixi ayaa wararku waxay sheegayaan in uu qabsoomay shalay,
 
Ilaa iyo hada si dhab ah looma oga waxa ay uga wada hadleen kulankooda Madaxweyne farmaajo.
 
Hadaba kulankaas oo soo shaac baxay maanta ayaa waxaa ka hadlay xubno ka tirsan isla xisbiga Kulmiye,hoos ka daawo muuqaalka.