Video:-Garaad saleebaan”Anoo wiil Hartiya oo Daarood ah wali kuma seexan yaa cid kale kaa dhiga”

Garaad Saleebaan garaad Maxamed oo in mudo ah caafimaad ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa shalay waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay caasimada Puntland ee garowe.

Soo dhaweynta Garaad oo aan loo kala harin ayaa waxaa ka qaybgalay Madaxda Puntland,maamulka Gobolka Nugaal iyo qaybaha bulshada ee caasimada,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka