Imtixaankii sanad Dugsiyeedka iskuulada Jubaland oo maanta hal mar wada bilawday

Goobaha Waxbarashada ee kismayo,ayaa maanta si rasmi ah ugu fariisteen ardayda waxkabarata Dhamaan xarumaha Waxbarashada imtixaanka sanad dugsiyeedka waxaana lagu bilaabay ardayda dhigata Dugsiyada Hoose iyo dhexe.
Wasiir kuxigen ka wasaarada Waxbarashada jubbland mudane Ahmed Handal ayaa kutagay goobaha Wax barashada kormeer uu ugu kuur galayay ardayda maanta u fariiisatay imtixaan ka sanad dugsiyeed ka 2016 -2017.
wasiir handal inta uu kormeer kujiray waxuu mid mid u Dul istaagayay ardayda u fadhida imtixaankan ee guud haan goobaha imtixaanku saakay ka bilawady.
Wasiir Hnadal ayaa muujiyay  in loo bahan yahay dhiira galin loo sameeyao aradayda oo ah  ubaxa rajada umada ee Hiigsiga dhow.