Video:-Hotel 3-star ah oo laga furay caasimada Puntland ee garowe

Waxaa magaalada garowe laga furay Hotel casriya oo ay malagashteen ganacasato reer Puntland ah.

Hotelkan oo lagu magacaabo Grand Hotel ayaa waxaa xarig jarkisii ka qaybgalay madaxweyne xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey,masuuliyiinta Gobolka Nugaal iyo marti sharaf kale,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.