Video:-Mid ka mid ah waraysiyadii dhaxalgalka ahaa ee Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf

Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf oo waraysi siinaya idaacada VOA  laanteeda afka somaliga ayaa arimo badan oo ku aadan dib usoo celinta dawladnimada somaliya.

Waraysigan ayaa ah mid aad u qiimo badan oo uu madaxweynuhu xaqiiqda ku taabtay kagana hadlay arimomuhiim ah ,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka