Madaxweyne Farmaajo oo markii ugu horaysay safarka dhulka ah uga baxay Muqdisho

Madaxweynaha dawlada Fadaraalka Soomaaliya,ayaa markii ugu horaysay safarka dhulka ua baxay muqdisho oo ah halka lagu waardiyeeyo isaga iyo xukuumadisa.

Madaxweyne farmaajo ayaa gaaray Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose,waxuuna halkaas kulan qaadanayaa qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Degamada Afgooye.

 

Isha ku hay idilnews warkan oo faahfaahsan.