Video:-Daawo booqashadii Madaxweyne farmaajo oo dhamaystiran

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin Wasiiro,Taliyaasha Ciidamada iyo Madaxweynaha K/galbeed ayaa Safar dhanka Dhulka ah ku gaaray Maanta Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelada hoose .

Madaxweynaha soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa intaa kadib kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Degamada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha hoose,isagoo dhageystay Fikradahooda, Talooyinkooda iyo xaaladda ay ku jiraan dadka ku dhaqan Degamada,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka