Video:-Daawo qaraxii maanta ee dhimashada lixda qof sababay

Qarax gaari ayaa goordhaw waxaa uu ka dhacay maqaahida Coffee Italia oo u dhaw xafiiska Immigration ee wadada Maka- Al-mukarama.

Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac ah ayaa lagu soo waramayaa in uu qaraxa ka dhacay, gawaariga gargaarka ayaa dadka u daad-gureeynaya Isbitaal Madiina iyo goobaha kale ee caafimaad.

Shan Qof ayaa ku dhimatay Toban kalana Dhawac ayaa kasoo gaaray Sida ay kusoo waramayaan laamaha Caafimaadka Ee Magalada Muqdisho .

Inta badan maqaayadaha ku yaalla Magaalada Muqdisho ayaa muddooyinkii u dambeeyay bartilmaameed u noqday qaraxyada loo adeegsado baabuurta oo ay mas’uuliyadiisa sheegato Al-Shabaab,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka