Sawiro:-Madaxweyne Axmed madoobe oo si weyn loogu soo dhaweeyay London

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafti hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay London.
 
Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Hethrow jaaliyada Jubaland ee dalka ingiriiska.
 
Madaxweyne Axmed madoobe,ayaa u tagay London ka qaybgalka shirweynaha looga xaajoonayo arimaha somaliya ee dawlada ingiriisku qabanayso,kaasoo qabsoomi doona maalinka khamiista ah.
isha ku haya idilnews wararka safarka madaxweynaha.