Video:-Maamulka iyo Taliska Booliska Gobolka Nugaal oo madaxa iskula jira

Sida uuu sheegay talyaha qaybta Booliska Gobolka Nuugaal Cabdirashiid Awmaxamuud in hawlihii Booliska ay faraha kula jiraan maamulka Gobolka.

Talye Cabdirashiid ayaa intaa ku daray in ay maamulka Gobolka kala hadleen cabashadooda si cadna ugu sheegeen in ay faraha kala baxaan hawlaha booliska,balse maamulka gobolka ayuu sheegay in ay ka dhaga adaygeen walina sii wadaan faragalintoodii,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka